Fanaanka Wayn ee Maxamed Siciid Bk oo markii u horeysay ka hadlay Kooxda Xidigaha iyo Somaliland

Fanaanka Maxamed Siciid Bk ayaa ka hadlay Kooxda Xidigaha Geeska iyadoo dacaayado aan sal iyo raad toona lahayn dad wararbeena suuqa galiyey ay ka sheegeen Fanaanka Maxamed Bk ayaa ku bilaabey ugu horeyn hadaan ka hadlo kooxda xidigaha geesku waa koox isku duuban midoobay kuna midoobey Mihnada Fanka leh Maamul iyo kala dambey, waxaa kale oo uu maxamed Bk intaa ku daray in hadii cidi ay gaadho Meel iyo Himilo Cadawgoodu Badan yahay kolba warar aan waxba ka jirin suuqa loo galiyo isago  arintaa ka hadlaya waxa uu yidhi  Kooxda Xidigaha Geeska in kastoo laga dhagaysto Guud ahaan Meelkasta oo Qof soomaali ahi ku noolyahay ama lagaga hadlo luqada Afsoomaaliga lkn Kooxda Xidiguhu waa Somalilanders halkanbaanay ka aas aasmeen waligoodna haduu alle yidhaah ka jiri doonan, hadii tvyo fankayaga xiiseeya ay waraysi na waydiistaan maaha taa macneheedu inaanu somaliland nimadii ka hornimi somaliland waa naftayada, waa dhiigayaga, meel aan soomaaliland ahayn xitaa taariikhda kuma jirto inkooxda xidaha geesku usameeyaan hees amaana isagoo fanaanku waraysigiisa Raaciyey Heesta Xaawa

Halkan Ka daawo Maxamed Bk oo ka hadlaya arimahaa

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com