FANAANKA WAYN EE XASAN AADAN SAMATER AYAA BEENIYEY WARAR SHEEGAAYEY IN UU GEERIYOODAY

Shalay ayaa waxa ay website yada qaarkood qoreen war been abuur ah oo ay ku sheegeen in uu fanaankii waynaa ee Xasan Aadan Samater Geeriyooday.Xasan Aadan Samater oo arinkaas ka Jawaabaaya ayaa yidhi dhamaan bulshada soomaaliyeed u sheegayaa in aan noolay kolay qofkastaa waxa uu ku xumunanyey geeri lakin maanta waan noolay ilaahaybaa isiiyey cimri iyo caafimaad qabsidaa waxa uu yidhi mar uu lahadlaayey TV UNIVERSAL halkan ka daawo jawaabta Xasan Aadan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply