Bandhig Faneed Lagusoo Dhawaynaayey Sanadka Cusub Ee Ethopia 2007

Bahda Hawraar Production waxay Maanta halkan idiinka soo gudbinayaan Showgii lagu xusaayey soo dhawaynta sanadka cusub iyo sagootintii sanadkii hore  ee wadanka Ethopia 2006-2007 Gaar ahaan Dowlad Deegaanka somalida Ethopia. Markaad maqashaan Dowlad deegaanka soomaalida Ethopia waxaa dhagahiina kusoo dhacaysa dhaantadii lakin maanta arinku waa uu kaduwanyey sidii hore tolow Maxaa isbadalay Halkan kadaaw.

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply