Fanka Somaalida oo heerkan Yaabka leh gaaray Video Cusub

Fanaanka heesaha Rapka qaado Kaafi oo ah Fanaan da,yar oo inta Badan dhalinyarada xiligaan ay aad u jacelyihiin fankiisa, ayaa  soo Saray muqaalka Heesta Zamzam oo ah Hees aad u macaan
Muuqaalkaan Quruxda badan ayaa la shaqayanayay mudo sanad ka badan fanaankaan ayaa inta baan looga bartay heeso waqti badan lagaliyay oo wato muuqalo qurux badan.

Fanka Soomaalida ayaa wayahaan danba sameyay hor mar aad u balaaran, waxaana ku soo biiray fananiin yar yar oo leh hab masraxeed ,waxaana intaas sii dheer in hees walba ku soo baxayso qaab muqaal ah.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply