Farxiya Fiska Oo Show Ku Qabanaysa Magaalada Manchester.

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Axmed Cadaawe (Farxiya Fiska) ayaa maalinta 19ka bisha so socota ee December waxa ay bandhig faneed ku qabanaysaa magaalada Manchester een wadanka ingiriiska kaas

oo qiimaha halka qof ku galaya uu yahay 15 ginni oo lacagta wadankaas ah goobtu waa The Phil Martin Centre saacaduna waa 9Pm-2Am ee yaanay idin seegin

fiska show

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com