Feedhyahankii Caanka Ahaa Ee Mahamed Ali Kalaay Oo Dhakhtar La Dhigay

Afhayeen u hadlay  feedhyahanka  caanka ah ee Mahamed  Ali ayaa sheegay in feedhyahankii miisaanka culus loo dhigay dhakhtarka caabul la xidhiidha habdhiska neef mareenka .

Afhayeen Bob Gunnell ayaa haatan sheegay in Ali ay dhakhaatiirtu u daaweeynayaan qaab ka hortag oo kale ah, wuxuuna sheegay in 74-jirkani uu muddo gaaban uun joogi dooni takhtarka

Wuxuuse ka gaabsaday inuu sheego goorta iyo goobta lagu daweeynayo Ali oo sanado la hardamayay cudurka gariirtada  ama Parkinson.

 

Faalo Ka Dhiibo

comments