Kooxda fanaaniinta xidiga geeska oo dhamaystiran ayaa waxay habeenkii xalay ahaa ku qabteen magaalada Hargaysa Barnaamij aad u agaasiman barnaamijkan oo ka duwan dhamaanba barnaamijyadii hore loo qaban jiray aayaa waxay kooxdu ku soo bandhigtay heeso cusub oo aad aad uga heli doontaan barnaamijkan oo dhamaystiran waxaad daawan doontaan Dhawaan Image may contain: 5 people, people standing and suitImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 10 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people standing

KA DHIIBO FIKIRKAAGA