Film Cusub Oo Lamagac Baxay Fadeexadii Facebook

waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa horudhaca film cusub oo xiisa badan oo dhawaan soo bixi doona isagoo dhamaystiran.
Filmkaan ayaa waxaa jilayaa fanaaniin caan oo ay ka midyihiin Nasteexo Indho iyo Deeqo Holland. Filmkaan ayaa ka hadlaya shukaansiga Facebook iyo dhibaatooyinkiisa.

Waa hubaal inaad ka heli doontaane, daawasho wacan

suxufigadari@gmail.com

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com