Jilaaga George Clooney isla markaana ah Flim soo saaraha u dhashay Dalka Maraykanka ayaa dib ugu soo noqday Saaxada Aflaamta kadib markii uu ka maqnaa muddo 20 sano ah.

<img class=”aligncenter wp-image-33700 size-full” src=”http://www.hawraar.net/wp-content/uploads/2018/01/a0597cb2-5f96-4275-8bf6-df3dc555a4a5_16x9_600x338.jpg” alt=”” width=”600″ height=”337″ />

George ayaa waxa uu dhawaan soo saari doona flim uu isagu hal abuuray isla markaana uu ka mid noqon doono jilayaashiisa.

Flimkan ayaa waxa magiciisa la yidhaahdaa Catsch 22 kaasi oo noqon doona Musalsal ka kooban lix xalqadood.

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

&nbsp;

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA