Wado ka mid ah wadooyinka waawayn ee Magaalada Saint-Malo ee galbeedka Dalka France ayaa waxa la xidhay Rah Toddoba baxayay sida ay sheegeen maamulka magaaladaasi.

Sababta keentay in wadadani la xidho ayaa waxa ay tahay in Raha ku nool wadadaasi ay Toddobaad baxaan isla markaana lagu dhiiri galiyo ay tarmaan.

Waxa arrin Cajiib ah noqotay Hadal ka soo yeedhay Maamulka Magaaladaasi oo sheegay in sababta ku kaliftay arrintaasi ay ahayd laba Rah oo toddoba baxayay kuwaasi oo aanu u xidhnat wadadaasi ,basle waxa markii dambe la kordhiyay mudadii ay wadadaasi xidhnaanaysay oo laga dhigay laba bilood.

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA