Halkan kadaawo Gabadh 62 jir ah oo udhalatay South Africa ayaa Guursatay Will 9 Jir ah

Gabadhan 62  iyo will kan yar ee 9 jir ka oo lagu magacaabo Saneie Masilela ee is guursaday ayaa labadoo duba waxay dhalasho ahaan kasoo jeedaan wadanka South Africa.Waa markii ugu horaysay ee ay South Africa ka dhacdo dhacdadab oo kale
Arooska Wiilkan yar  ee 9 jir ka ah iyo Gabadhan Wayn ee 62 jir ah ayaa waxaa uuu dhacaday Goob fagaare ah waxaana kasoo qaybgalay dad aad u tiro badan oo ay ku jiraan dad wadanka South Africa ku leh magac iyo maamuus.
Aduunka waxaa hore uga dhici jirtay in gabdho yar-yar lasiiyo odayaal waawayn lakin arinkan ayaa noqday mid cagsi ku ah oo waxay isku badashay dhankii kale waxaana laga yaabaa in wadamo kale ay kadhacdo arinkan oo kale

HALKAN HOOSE KADAAWO VIDEO

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply