Jacaylka ay u hayso ciyaaryahanka u dhashay Dalka Masar ee Maxamed Salaax ee kooxda Liverpool ayaa waxa uu jacaylkeedaasi sabab u noqday in ay u safarto Dalka Potrugal si ay uga qay gasho Ciyaarti Xulka Dalkaasi Masar ka yeeshsy dhigiisa dalka Portugal.

Gabadhan ayaa waxa uu hadafkeedu ahaa in ay soo aragto ciyaar yahanka reer Masar ee Maxamed Salaax waxa aanay qaadatay Boodh Wayn Oo Ay Ku Qortay “Ma i guursanaysaa Salaaxaw”.

Gabadhaasi ayaa waxa ay la kulantay Maxamed Salaax kadib markii ay ciyaartu dhamaatay waxa aanu u sheegay in ii xaas leeyahay isla markaana aanu guursan karin waxa aanu la galay sawiro xasuus ah si uu u ilaaliyo niyada gabadhaasi u soo safartay in ay aragto .

 

 

Da yarta Dalkaasi Masar ayaa waxa ay aad u taageeraan Ciyaaryahanka Maxamed Salaax waxa aanay sheegeen in uu kor u qaaday Sharafta iyo Magaca Da yarta Dalka Masar .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA