Jacaylku u dhexeeya labada lamaane ma aha mid ku salaysan midab iyo dhalasho gaar ah ,waxa aanu qof kastaaba jeclaadaa qofka ay niyadiisu doonto xataa haddii aanay dal qudha ku wada noolayn .

Gabadha uu dhalat Maalqabeenka u dhashay Dalka Maraykanka ee Bill Gates ee magaceeda la yidhaahdo Jennifer Gates ayaa waxa la sheegay in ay fasax kula qaadanayso Jacaylkeega u dhashay Dalka Masar ee Na’il Nasaar.

Wargeyska Daily Mail ayaa waxa lagu baahiyay in Jennifer iyo Na’il ay isku doonanyihiin isla markaana ay dhawaan is guursan doonaan .

Wiilka ay jeceshahay Jennifer Gates ayaa waxa uu u dhashay Dalka Masar waxa aanu ku noolyahay Dalka Kuwait ,waxa aanay fasaxaasi ku qada qaadanayaan Jennifer iyo Na’il Dalka Kuwait .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA