Gabar u dhalatay dalka Austrelia oo lagu magacaabo Gwyneth Montenegro, ayaa xiriir galmano la sameysay in ka badan 10kun oo rag ah, waxeyna ugu dambeyn ka dhawaajisay iney go’aansatay iney sameysato jaceyl dhab ah.

hh
Jariirada Daily Mail ayaa sheegtay in Gwyneth Montenegro la kulantay 80- bandhig oo guur ah, iyadoo Buugeeda cusub usoo saartay 10kun ka badan ey la sameysay xiriir, laakiin markaan ey diyaar u tahay iney iska guursato jaceyl rasmiyana raadsato.

Gwyneth Montenegro ayaa la sheegay in halki nin ey ku qaabi jirtay lacag u dhaxeysa 500 ilaa 1000 dollar saacaddi.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA