Goolhaye Buuga Mucjisooyinka Caalamka ku galay Gool lala cajabay oo uu dhaliyay (Daawo Goolka Mucjisada ah)

gool uu dhaliyay goolhayeha kooxda Stoke Asmir Begovic oo ahaa mid cajiib ah ayaa loo doortay goolkii ugu dheeraa ee laga dhaliyo kubadda cagta kaasi uu ka dhaliyay kooxda Southampton xilli ciyaareedkii hore waxaana lagu daray buuga diiwaanka rikoorada dhaca ee loo yaqaano (Guinness World Records book).
HALKAN KA DAAWO VIDEO

Begovic ayaa dhaliyay kubadda u ekayd mid iska fogayn ah ciyaartii ka dhacay garoonkiisa Britannia Stadium bishii November ee lasoo dhaafay ciyaarta markii ay socotay 12- second markii ciyaarta la baastay.
Weeraryahankan ayaa goolkiisa cabirkiisu waxaa uu noqday 91.9 meter waxaana loo diiwaan galiyay goolkii ugu dheeraa ee abid laga dhaliyo kubadda cagta.

 

 

 

 

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply