Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad.

Abwaanka Xasan Dhuxul Laabsaalax isla markaana ah gudoomiyaha Xidigaha Geeska ayaa maalmahan u danbeeyey waxa uu ku sugnaa dhakhtarka isaga oo qaliin fudud lagu sameeyey. Abwaanka ayaa waxa uu sheegay in hada xaaladiisa caafimaad aad u fiican tahay sida uu ku xusay bogiisa uu kuleeyahay barkulanka bulshada ee Facebook waxaanu qoray sida tan.

Waxaan Galay QALIIL 4 Cisco Ka Hor Cawaan ugu Fiicanay ILAAHAY AYAA MAHAD LEH___
Waxaan u Ma had Naqzyaa Shaqaalaha Hospitalka Gargaar Gaar ahaan Dr Saleeban Cabdi Guuleed. Kooxda xidigaha geeska oon iga Dul dhaqaaqin ilaa Hadana ila jooga. Dadkii I soo Booqday iyo dadkii I soo Duceeyay.
Inkastoon Ladanahay Hadana ii soo Duceeya walaaalayaal ….Qore Shaqaalaha Gargaar Hospital

Waxaan Galay QALIIL 4 Cisco Ka Hor Cawaan ugu Fiicanay ILAAHAY AYAA MAHAD LEH___Waxaan u Ma had Naqzyaa Shaqaalaha…

Posted by Xasan Dhuxul LaabSaalax on Thursday, 3 December 2015

Waxaan Galay QALIIL 4 Cisco Ka Hor Cawaan ugu Fiicanay ILAAHAY AYAA MAHAD LEH___Waxaan u Ma had Naqzyaa Shaqaalaha…

Posted by Xasan Dhuxul LaabSaalax on Thursday, 3 December 2015

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com