Habeenka Ciida iyo Xidigaha Geeska Crown Hotel

Kooxda aadka looga jecelyahay meelkasta oo in uun dadka ku hadla afsoomaaligu ku sugan yihiin ayaa kusoo bandhigaysa habeenka ciida Bandhigfaneed ama Show Dhamaan heesaha halkaa lagu qaadayo ay yihiin heeso cusub Hadaba haka maqnaanin Qiimuhu waa $20 oo kaliya halkan ka daawo si aad ula socoto heesaha cusub ee ay ku soo bandhigayaan habeenkaasi

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com