Qoyska Boqortooyada Dalka Britain ayaa waxa ay aad ugu dedaalaan in ay ilaaliyaan dhaqan soi jireen u ahaa kaasi oo ah in haddiyadaha kala duwan ee la gudoonsiiyo ay ka dhigaan hanti qaran .

Haddaba Arooska Amiirka ka tirsan boqortooyadaasi ee Amiir Harry iyo Megan Mercal oo Arooskoodi soo dhawaaday isla markaana uu dhici doona Bisha April ee sanadkan ayaa waxa shardi looga dhigay haddiyadaha loo keeni doono in aanu qiimahoodu ka yaraanin 209 Dollar.

Arrinta aadka u la yaabka badan ayaa waxa ay tahay in haddiyada qiimaheedu uu intaasi ka yaraado loogu deeqi dooni qoysaska baahan iyo mu’asasaadka khayriga ah .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA