Haka Maqnaan Ciyaarta Xiisaha Badan ee Xidigaha Geeska iyo Saxafiyiinta Dalka Somaliland

Ciyaartan oo ka dhici doonta Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeisa Stadium 16 bisha march 2017 ayaa ah mid kooxda xidigaha geeska iyo Fanaaniintu ugu tala galeen inay ku caawiyaan wixii dhaqaale ka soo baxa ciyaartan dadka tabaaleysan ee abaarta ba’ani hayso

d2d8f6be-166f-4f05-83b7-c488014b4cfb-1

Qiimuhu waa haldoolar oo kaliya marka laga tago xiisaha ciyaartani leedahay muwaadin ka qayb galkaagu wuxuu mihiim u yahay walaalkaaga dhibaataysan ee abaartu hayso

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com