Halkan ka Daawo Bandhig Faneedkii Fanaaniinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Hargeysa

Fandhig Faneedkan ay kooxda Dhaqanka ee Qaryaan Dhoodaan ay ku dhigeen Hotel Guuleed Magaalada Hargeisa ayaa waxaa ku weheliyey Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan Bandhigan oo ahaa mid aad loosoo agaasimay gacana ay ka gaysatey Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka

Bandhig Faneedka ayey ay fanaaniintu ku soo bandhigeen Heeso Cusub oo ay ugu Tala Galeen inay ku sharaxaan wax Wabadka Dawlada Soomaaliland Heesahan oo ay ka mid ahaayeen ereyo u Hambalyeynaya kuna boorinaya Ilbaxnimada iyo Horusocdka Shacabka Somalind

Fanaaniintu waxay ku sheegeen inay Casuumad ka heleen Dawlada Somaliland tan ay Badelkeeda ahayn Casuumadii ay fanaaniinta Reer Soomaalind hore uga heleen Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya

HALKAN KA DAAWO BANDHIG FANEEDKII FANAANIINTA DAWLAD DEEGAANKA SOOMALIDA ITOOBIYA

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply