Halkan ka daawo Kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo raali galin ka bixiyey Wareysiyo ay siiyeen Qaar kamida Tvyada Afsoomaaliga ku hadla

Halkan Ka daawo Kooxda xidigaha geeska oo raali galin ka bixiyey tvyo ay waraysiyo kala duwan siiyeen tvyadaas oo kala ahaa TVga SNTV iyo Tvga Universal kooxda Xidigaha geeska oo ka hadlaya arimahaa ayaa sheegay inaanay Tvyada ay waraysida siiyeen aanay kaga hadal wax gooni isutaaga soomaaliland wax yeela ama ku lida kaliya ay kaga hadleen heesaha kala duwan ee kooxdan ay soo saartey taasoo kadib markii tvyadana ay la soo xidhiidheen ay ka aqbaleen waraysiyadan iyagoo ka hadlaya halkan ka daawo

Leave a Reply

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com