HALKAN KA DAAWO MAXAMED CIRO IYO ASMA LOVE OO SOO SAAREY MUUQAALKA HEESTA NASAB

Fanaaniinta fankooda iyo heesahoodaba aadka loo jecelyahay ee xidigaha geeska ayaa baryahan dambe waxay bilaabeen tayaynta iyo kor uqaadida Heesaha Muuqaalka ah iyo Tayeynta ereyada iyo musiga heesa ay soo saarayaan hadaba halkan waxaan ku soo gudbin doonaa muuqaalka heesta ( Nasab ) ee ay wada Qaadaan Alfanaan Maxamed Axmed Bakaal ( Ciro ) iyo Fanaanada Codka Macaan ee Asma Axmed Ismaaciil ( Asma Love)

  Ereyada Heestan waxaa iska leh Abwaanka Caanka ah ee Ereyadiisana La Jecelyahay Xassan Daahir Ismaaciil ( Weedhsame) Laxanka iyo Music waa Axmed Wali Ibraahim ( Furinle )

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CAJIIBKA AH  EE HEESTA NASAB

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply