Halkan ka Daawo Muuqaalka Heesta Cusub ee ay Soo Saareen Nimcaan Hilaac iyo Asma love

Heestan oo ah hees  Muuqaalkeeda aad looga shaqeeyay oo ay wada Qaadayaan Labada Fanaan ee Nimcaan Hilaac & Asma Love ayaa noqotey heesta ugu muuqaalka Fiican ee ay soo saaraan Bahda London HD Boorama oo sitoosa ula shaqaysa Shabakadan Hawraar iyo Furinle Studio

Magaca Heestu waa (Isku Dhigan)
Ereyada waxaa iska leh Abwaanka Xassan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax)  Laxanka iyo Musica waxaa ku ladhay Axmed Wali Ibraahim Maxamuud Furinle

Halkan Ka Daawo Heestan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply