Halkan Ka Daawo Ruwaayad aad Inbadan Ku Qosli Doonto Jilayaasha Reer Burco Garaad iyo Gurey Barwaaqo

Masrixiyadan oo la Magac Baxday Saaxiibkaaga Xumaadaa Saciiruu Ku Gashaa ayaa lagu Qabtey Tvga Qaranka Somaliland Xaruntiisa Hargeisa Hadaba Masrixiyada oo ahayd Mid aad Uqiimo Badan ayaan ugu Tala Galay in Asxaabta Ku Xidhan Shabakada Hawraar Nala Daawadaan

DAAWASHO WACAN MASRIXIYADAN KOOBAN


Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply