Hadd iyo Jeer Sawirada laga qaado Fanaaniinta ayaa ah kuwa soo jiita Dadka taageera isla markaana ay aad u qaadaa dhigaan .waxaa’se dhif iyo naadir ah Sawirada ay yasaan amase dhaleeceeyaan Dadka Fanka aadka u xiiseeya kuwaasi oo ay ku dhaliilaan fanaaniinta ay taageeraan haddi ay tahay qaabka ay Sawirka u galaan amase dharka ay xidhaan .

Halkan ka daawo Sawiradii ugu yasitaanka badnaa ee laga qaaday qaar ka mid ah fanaaniinta Carabta:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA