Halkan ka Daawo Suugaanta Geela gaar ahaan Gabayada

Halkan waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamij Xiiso Badan oo uu Hore u diyaariyey Wariye Abiib Iimaan Xassan oo ah nin wariye ah oo Dhaqan yaqaan ah, Abwaan ah oo Suugaan Badan leh Gaar ahaan Heeso Barnaamijkana wuxuu ku eegayaa Suugaanta Geela Barnaamijkan waxaa u Marti ah Mawliid Aadan Qalinle oo ah Dhaqan Yaqaan HALKAN KA DAAWO

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply