Halkan Ka Daawo Waraysi Xiiso Qosol iyo Maad badan Sooraan iyo Jawaal oo ay Haboon ugaas la yeelatay

Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa waraysi aad u xiiso badan  oo jilayaasha ka caanka ah gayiga soomaalida ee Sooraan iyo Jawaan ay la Yeelatay Wariye Haboon Ugaas oo ka Hawlgasha Tvga ESTV ama Tvga Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waraysigaa oo ahaa Mid Koobsaday Taariikhda Labadan Jilaa iyo Waliba Maada Ilaahay hibada usiiyey Wuxuu Gogol xaadh u ahaa Safar ay Sheegeen Labadan Jilaa inay Dhawaan ku Tagi Doonaan Caasimada Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga HAKAN KA DAAWO WARAYSIGII XIISAHA LAHAA

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply