Halkan kadaawo Bank Moon oo Gabadh Somaliyeed Kusalaamay Salaanta Islaamka

Gabadhani oo hagaamiye ka ah koox u dooda tacliinta ayaa la kulantay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Bank Moon iyo xaaskiisa iyadoo u fartay fariin muhiim ah.
Gabadh Soomaaliyeed oo ku heesta Afka English-ka ayaa Bank Moon ku Qasabtay in uu ku salaamo salaanta islaamka ayadoo ka diiday in uu gacanta ku salaamo.

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply