Halkan Kadaawo Dad Qaaday Train Kadib Markii uu Nin Rakaabkii Lagalay Lugta

Dhacdadan oo ka dhacday Wadanka  Australia Kadib markii midkamid ah dadkii saarnaa Trainka mid ka mid ah uula galay lugta inta u dhaxaysa Trainka iyo Wadada halkaas oo leh Gap yar ninkan ayay ku adkaatay in uu kalasoo baxo lugta meeshan uulagalay kadib dadkii saarnaa ayaa waxay sameeyeen in ay Qaadaan Trainka si ay ubadbaadiyaan Ninkan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply