Halkan Kadaawo Heestii Cusubayd ee (TUFAAX) Alfanaan Mukhtaar Bayroof

Heestan Tufaax ee uu ku Luuqeeyo Fanaanka Dada yar ee Mukhtaar Bayroof Heestan oo Muuqaalkeeda dad badani sugayeen ka dib markii todobaadkii Hore ay Baahisay Shabakadan Hawraar Xayeysiiska Heestan

Heestan Magaceeda waxaa la yidhaah Tufaax

Ereyada waxaa iska leh Abwaanka Ereyada Shilis ee Maxamed Yuusuf (Qol Qol) Laxanka waxaa ku ladhay Laxamiistaha wayn ee Cali Aanso

Musiga heestan waxaa si aad u sareysa u tumay Axmed Wali Ibraahim Maxamuud Furinle  Jilista Fanaanada dada yar ee Hinda

soo saarista Muuqaalka heestan waxaa ka shaqeeyay Hawlwadeenada Shabakada Murtida iyo Madadaalada oo wakhti galiya kor uqaadida Fanka

Duubista Muuqaalada  1. Mustafe Saleebaan 2.Axmed Qalinle ( Waala yaabey)  3.Caydaruus Ismaaciil Cabdi sidoo kale habeynta iyo isku duba ridkuna waa bahda hawraar

Mahadnaq : 1 Axmed Maxamed Cabdiraxmaan (Ugaas ) 2.DJ Subeer  3. Dj iid 4.Guuleed Gabyaaye 5.Guuleed Bashiir 6. Farxaan Finad

HALKAN KA DAAWO HEESTA  TUFAAX EE ALFANAAN MUKHTAAR BAYROOF

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply