Halkan Kadaawo Madaxwayne Obama Oo Laag Iskaga Furay Albaabka Kadir Markii

Madaxwaynaha Wadanka Maraykan ka Obama ayaaa wakhti uu soo jeedinaayey kudbad waxaa uu markii uu dhameeyey khudbadii uu kajeedinaayey guriga cad ee maraykanka looga arimiyo markii uu kabaxaayey holl kii uu kasocday shirku waxaa uu silama filaan ah oo qofkasta kayaabiyey iskaga furay Albaabkii waxa uuna laag xoog ah ku dhuftay albaabkii sidaasna ku furmay

HALKAN KADAAWO VIDEO GA

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply