Hambalyo Cabdiraxman Caydiid iyo Khadra Axmed Cabdilaahi oo wiil ugu dhashay magaalada Hargeisa

Bahda Hawraar Waxay Hambalyo u diraysaa Cabdiraxmaan Caydiid iyo Khadra Axmed oo wiil ugu dhashay Hospitalka Adna ee Magaalada hargeisa Wiilkan oo loo bixiyey Jamaal waxaan ugu rajeynaynaa inuu noqdo kii kaaba gala ee dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aamiin
Sidoo kale waxaa dhamaan hambalyo udiraya Cabdiraxmaan caydiid iyo khadra axmed Kooxda Xidigaha Geeska

Faalo Ka Dhiibo

comments