Hambalyo Maamulka Xidigaha Geeska ee Cusub

Waxaa Soo gaadhaya Shabakada Hawraar Murti iyo Madadaalo Hambalyo Tiro badan oo ka imanaysaa dadka ku xidhan shabakadan gaar ahaan taageerayaasha Xidigaha Geeska oo u hambalyeynaya Maamulka cusub uguna hambalyeynaya Xilka cusub ee loo doortay kooxda Xidigaha geeska oo ah Kooxda loogu taageerada badanyahay wakhtigan Waxaanay uga rajeeyeen Maamulka Cusub in ilaahay ku asturo xilka loo doortey kooxdana u horseedaan badhaadhe iyo Maamul cadaalad ah

Sequence-01.00_00_02_18.Still003-e1463344032201

Faalo Ka Dhiibo

comments