Hambalyo Meher Wacan Dr Maxamed Xasan Colad iyo Hodan Maxamed Siciid

Anagoo kala ah asxaabta magacyadoodu kala yihiin
Cusmaan Maxamed Cusmaan, Axmed Maxamed Yoonis, Maxamed Faarax Maxamed, C/xamiid Maxamed C/lahi, C/lahi Xasan Maxamed iyo Nimcaan Maxamed Muse waxaanu hanbalyo meher wacan halkan uga diraynaa labada lamaane ee kala ah

Dr Maxamed Xasan Colad iyo Hodan Maxamed Siciid Oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa maalinimadii arbacada oo b ishu aheyd 01/10/2014 Hotelka Summertime
Lamaanahasi waxaanu u rajeenaynaa inay kala helaan ubad qeyr qaba iskuna waaran
Aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaamiiiiiiin

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply