Hamoogaan Show-ga Caawa Iyo Dubai Asma Love Ewan Hotel Dubai

Fanaanada Asma Love ayaa waxay caawa show ku leeday magaalada Dubai fanaanada ayaa waxay caawa halkaas ku soo bandhigaysaa heesaha cusub ee ay ugu talo gashay sanadka cusub in ay la qaadato taageerayaasheeda iyo inta taageerta fanka kooxda xidigaha geeska waxa

waxaa sidoo kale showga ku wehelindoona labada fanaan ee Maxamed Bk Iyo Nimco Yaasiin

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com