HAWEENAY U DHALATAY SUDAN OO U KALA LUGAYSAY LABA MAGAALO OO ISKU JIRA 1300 OO KM!

Haweenay Asal ahaan ka soo jeeda Dalka Sudan isla markaana haysata dhalashada Dalka Maraykanka ayaa waxa ay lugaysay Masaafo dhan 1300 oo KM ,haweenaydan ayaa waxa ay ka soo jeeda Gobolka Darfur ee Dalkaasi oo lagu tilmaamo in uu yahay bilaa nabad .

 

Haweenaydan oo magaceeda la yidhaahdo Imtisaal Ibraahiim Maxamuud ayaa waxa ay u soo kala lugaysay labada magaalo ee kala Magaalada Fashir iyo Magaalada Khartoum oo isku jira 1300 00 KM.

Haweenaydan ayaa waxa ay ka mid tahay dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqal isaanka waxa aanay sheegtay in ay arrintaasi u samaysay in ay beesha Caalamka tusto in uu hir galay barnaamajkeeda ay ugu magac dartay Riyooyinka Nabada .

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com