Haweenaydii ug da’da waynayd dadka ku nool xerada qaxootiga ee Cayn Al-Hilwa ee ku taala dalka Lubnaan ee ay ku noolyihiin qaxootiga Reer  falastiin ayaa waxa ay geeriyootay Subaxii hore ee saaka .

 

Amina Qaasim Shuhaabi waxa ay ahayd da’deedu 120 jir ,Amina ayaa waxa ay dhashay shan caruura waxa aanay caruurteedaasi sii dhaleen ilaa iyo 30 caruura oo ay Ayay u ahayd Amina .

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA