Haweenaydii Ugu Horaysay Haweenka Dalkaasi Sucuudiga Ee Noqotay Tababar Haweenka Dalkaasi KuTababarta Feedhka!

Gabadh u dhalatay Dalk sucuudiga oo ay da’deedu tahay 28 magaceedana la yidhaahdo Rasha Abdala ayaa waxa ay noqotay Haweenaydii ugu horaysay haweenka dalka Sucuudiga ee loo ogolaado isla markaana la siiyo Liisanka Tababarka feedhka ee Haweenka .

Waana kuwan Sawirada Rasha :

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com