Haweenka Dalka Sucuudiga oo Ku qulqulay Macrad Baabuurta ah oo loo furay Haweenka Dalkaasi!

Haweenka u dhashay Dalka Sucuudiga ayaa waxa ay ku qulquleen Macradka Baabuurta ee u gaarka ah Haweenka Dalkaasi ee laga furay Magaalada Jeddah Maanta oo Jimce ah.

Macradkan ayaa waxa magiciisa la yidhaahdaa Law Mall ,macradkan ayaa la furay dhawr bilood uun kadib markii haweenka dalkaasi loo ogolaaday in ay wadaan baabuurta.

Waana kuwan sawirada haweenkaasi oo Macradka gudihiisa ku dabaal dagaya :

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com