Hees Cusub “Calanyahow”Waa Fanaanka Maxamed Bk 2016 18 May

Fanaanka Maxamed Bk ayaa soosaaray hees cusub oo lamagac baxday Calanyahow heestan oo ka hadlaysa calanka iyo jiritaanka Somaliland waa Ereyadii Abwaan Xasan Daahir Weedhsame,Laxanka iyo codka Bk,Music Cabdirashid Cali Xamari,Farsamada Codka Axmed Wali furinle

Faalo Ka Dhiibo

comments