Hees Cusub Fanaanada Dadayar ee Huda Cabdi Cismaan (Huda Qaran)

Fanaanada dadayar ee Huda Cabdi Cismaan (Huda Qaran) oo soo saartey Muuqaalka Heesteedii ugu horeysay taas oo bahda hawraar ay gacan kasiisay soo saarista muuqaalka heestan ayaa ah fanaanad cod macaan oo leh mustaqbal faneed.
Ereyada Heesta Waxaa leh Abwaan Maxamed Shafeec
Musiga iyo farsamada Codku waa Fankaabaha wakhtigan Axmed Wali Ibraahim Maxamuud Furinle oo marwalba tacab galiya fanka iyo waliba soo saarista fanaaniinta Cusub
Muuqaalka Heestan oo ah Mid aad u fiican nala Daawada

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply