Hees Cusub oo uu soo Saaray Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal (Ciro)

Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal oo ka Tirsan kooxda Hormoodka Fanka Guud ahaan Soomaalida ee ( XIDIGAHA GEESKA ) ayaa baryahan dambe dardar xooga galiyey fankiisa isagoo soo saaray tan iyo iidii Ramadaan Heeso aad bulshadu u jeclaystaan ayaa xalay saacadihii dambe uu  baahiyey studio furinle hadaba sxbayaal nala daawada heestan

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply