Heesaha ay wada qaadaan Fanaaniinta Ragga iyo Dumarka ah ee Carbeed ayaa waxa jira kuwa sanadkani gebagebada ah ee 2017ka aad loo daawan jiray isla markaana ay dad badan aad u xiisayn jireen.

Haddaba heesahaasi waxa ka mid ah kuwa hoos ku xusan:

1/ Heesta Magaceeda la yidhaahdo Talaata Dagaat: heestan ayaa waxa si darandoori ah u wada qaada fanaanka Abu iyo fanaanada Yusra ee reer Masar,heestan ayaa waxa markii ugu horaysay ee la soo saaray waxa Youtube ka ka daawayaday 74 Millyan oo qof.

2/Heesta magaceeda la yidhaahdo Actarif: heestan ayaa waxa wada qaada fanaanka reer Ciraaqa ee Maajid Al-muhandis iyo Fanaanada Amaal Maahir ,waxaana heestani markii ug horaysay daawaday 24 Millyan oo qof.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA