Heesihii ugu Xiisaha Badnaa ee Xidigaha Geeska iyo Ciidan fadlan ucodee Heesta ku qancisa oo dooro kuna qor waxaad ku xulatey

Waxaanu Halkan Hees hees u eegi Doonaa Heesihii ugu xiisaha badnaa ee kooxda xidigaha geesku ku soo bandhigtay waraysiyadii ay siinayeen tvyada fadlan u codee heesta ku qancisa kuna qor commentka waxaad ku dooratey codbixintu waxay socondoontaa 48 hours

Mahadsanid

Faalo Ka Dhiibo

comments

4 Responses to Heesihii ugu Xiisaha Badnaa ee Xidigaha Geeska iyo Ciidan fadlan ucodee Heesta ku qancisa oo dooro kuna qor waxaad ku xulatey

  1. admin says:

    FADLAN HALKAN KU QOR HEESTA AAD DOORATO IYO WAXAAD KU DOORATO CODBIXINTUNA WAA 48 SAACADOOD KALIYA MAHADSANID

  2. abdibasid says:

    maxamed ciro ,jacayl 100 keenay

  3. kalinle says:

    abdirisaq anshax heestiisa meelkale u diga rogo. waa hees ay ku dheehantaha in laxankeda ereyada iyo musiguba is haystaan oo farshaxaniin waawayn si fiican uga soo shaqeeyeen walee.

  4. ahmef says:

    Maxamed Ahmed bakaal cirro

Leave a Reply