Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa waxa uu si arxan darro ah u garaacay xaaskiisa ninkan ayaa waxa uu ugu horayb xidhxidhay xaaskiisa intaasi kadibna waxa uu ku hor shaabuugeeyay dadka hortooda .

 

ninkan ayaa waxa uu sheegay in ay khiyaamaysay isla markaana ay ku kacday arrin aan sharci ahayn ninkan ayaa waxa uu xaaskiisa ka jaray 100 shaabuuga kuwaasi oo dhaawacyo halis ah soo gaadhsiiyay .

Ninkan ayaa waxa uu goobtaasi kala kulmay arrin aanu marnaba filanaynin kadib markii qaar ka mid ahaa raggo goobta joogay ay isku dayeen in ay kufsi kula kacaan haweenyadaasi saygeedu shabuugayeey.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

Maxkamad ku taala dalkaasi ayaa sheegtay in haweenaydaasi ay dambiga uu saygeedu ku eedeeyay ay gashay isla markaana ay u xukuntay in uu isagu gacantiisa ku fuliyo xukunka lagu xukumay .

KA DHIIBO FIKIRKAAGA