Hudheel kuyaal Wadanka Djibouti Oo Hilibka Dadka lagu Kariyo Oo la Xidhay

dhacdadan oo ah dhacdo yaab iyo ama kaag ku noqotay dadka reer Djibouti  iyo guud ahaanba dadka Somalida oo dhan ayaa waxay ka dhacday wadanka Djibouti ka dib markii Police-ka lagu soo war galiyey in uu jiro Hudheel lagu kariyo hilibka dadka.

Police-ka ayaa waxay galeen Hodheelka ka dib waxay ugu galeen oo meesha lagu arkay gacmo bani aadan iyo madaxyo dad oo dhiigle oo hada uun la gawracay,Arinkan ayaa waxaa loo xidhay ugu yaraan 10 qof oo lala xidhiidhinaayo arinkan ah in dadka lagu qasho oo lagu cuno hudheelkan.

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments