Wiilka ugu buuran caruurta Aduunka ee u dhashay Dalka indonesia ayaa waxa uu dhib ma la mutay sidii uu u socon lahaa wiilkan ayaa waxa ay haatan da’diisu tahat 12 jir waxa aanu bilaabay in uu socdo.

Arya Birmana

Wiilkan ayaa waxa miisaankiisu uu yahay195kg wiilkan miisaankiisa ayaa waxa uu ahaa laba sano ka hor 121kg.

Wiilkan yar ayaa waxa sidoo kale aad ugu adkayd sidoo kale in uu ciyaaro isla markaana awood umuu lahayn in uu iskuulka tago,wiilkan ayaa waxa magiciisa la yidhaahda Aria Birmana.

Dhakhtarka gaarka ah wiilkan yar xaaladiisa ka war haya ayaa waxa uu ku guulaystay in uu niyada u dhiso wiilkaasi waxa kale oo uu ka caawiyay .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA