ISIS Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Maraykanka Isla Markaana Dilay 14 Qof.

Weerar ay qaadeen3 qof oo hubaysan isla markaana ay ku qaadeen xarun lagu tababaro dadka naafada ah oo kutaala wadanka maraykanka gaar ahaan gobolka California.

waxa weerarkan ku dhintay 14 qof halka tiro kale oo ku dhow labaataneeyo ay ku dhaawacmeen.

Nin iyo haweenay ka mida dadkii weerarka qaaday ayaa lagu dilay isla goobtan.

Dadka weerarka gaystay ayaa ka baxsaday iyaga oo mar danbe la helay gaadhigii ay ku baxsadeen isla markaana lagu dilay 2badan qof halka kii 3aadna boolisku gacanta ku dhigeen .

San Bernadino Shooting 2 (Chris Carlson / Associated Press)

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com