JACEYLKU INDHO MALEH: Daawo lamaanaha ugu yaabka badan dunida iyo nolosha ka dhaxaysa

best loveShaki kuma jiro in Jaceylka uusan wax dan ah ka laheyn quruxda qofka bini’aadamka ama foolxumada, taasina waxaa kaaga filan Lamaanahan u dhashay India ee midkood uu Cuuryaanka qaadista u baahan ah.
Arif Ibrahim, waa 32 sano jir Illaahey ka dhigay Cuuryaan aan socon karin oo u baahan qof caawiso, wuxuuna Illaahey calafkiisa ka dhigay gabar lixdeeda lixaad taam u ah, taasoo nolosha ka caawisay Carif.

best love best..love5 best1 best3Ameena Ahmed, oo 22 sano jir ah, ayaa reerkeeda ku deyriyay guursiga ay la sameysay jaceylkeedka hase yeeshe taasi wax culaysa kuma hayso oo waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay noloshan quruxda badan iyo inay hanatey segeedi ku haboona
amina waxay tiri jacaylku waa quruxda nolosha isfahamka lamaane ku qanacsan raxada qoys isku qanacsan wadaagan taaso midhaheedi ilaahay ku risaaqay wiilyar oo lixaadkisa qaba in kasto aabihi yahay curyaan .

Arif Ibrahim, ayaa yidhi waxaan ogahay ilaahay haduu iga qaday lixadki inu iso celiyay wax ka wanaagsan taaso ah inaan helay nolal mida ugu nimcada badan taso ah gabadhan jecla oo aan isku qanacsanahay garabkkaygana jogta daqiiqadna indhaheygu marna ka jeedsan karin

waa arin mudan ku cibro qadasho faraxada lamaanaha is jecel ee rabi ka dhigay kuwa ku farxsan noloshooda ay wadaagayan
Arif ibraahin wuxuu malin kasta ka hawl gala sidu reerkisa cuntada ay wadaagayan suuqa uga so adeego in kasto curyaan yahay ma dhibto taasi .

waana nin aad dadku u jecel yahiin oo farxad badan wuxuuna haysta gadiid yar oo ka coryaanka ah oo uu reerkisa ugu so adeegto hoos ka eeg oo daawo oo arag muqaalkan cajiibka mudan muqaalkan indhaha dawashadiisu ay dareemayso naxariis lamaane is calamaday oo is jecel wehelna isu ahi wacana oo wanaagsana masha alaah qosyskan muslimka ah daawo

abdiqani xasan farah (Gadari)
suxufigadari@gmail.com

 

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply