Hawraar ( Johndsleave) Dawlada Dalka Denmarka ayaa waxa ay hir galisay Jeel lagu sheegay in uu yahay jeelka ugu  Tayada wanaagsan Jeelasha ku yaala Aduunka .

Jeelkan ayaa waxa uu ka koobanyahay dhisme Jaamacadeed iyo sidoo kale Hotel si heer sare ah u dhisab isla markaana si heer saraysa loo qalabeeyay.

Qiimaha jeelkan lagu dhisay ayaa waxa uu noqday 130 Millyan oo Dollar dhismaha jeelkani ayaa waxa uu socday muddo shan sano ah .

Jeelkani ayaa waxa loogu tala galay oo uu qaadi karaa 250 maxbuus oo kaliya ,kuwaasi oo galay qolaal nadiif ah isla markaana si raaxo leg u daawan kara tv-ga .

Waana kuwan sawirada Qaybaha kala duwan ee uu ka koobanyahay Jeelkaasi:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA